HomeWararCiidammada Guinea oo ku dhawaaqay bandow socon doona illaa amar dambe

Ciidammada Guinea oo ku dhawaaqay bandow socon doona illaa amar dambe

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Ciidammadaasi ayaa Axaddii talada dalkaasi afgambi kula wareegay iyagoo gacanta ku dhigay madaxweyne Alpha Conde. Bayaan ciidammada awoodda qabsaday ay soo saareen oo lagu baahiyay Idaacadda Qaranka ayey kooxdu ku sheegtay inay dhowri doonaan badqabka madaxweynaha. Waxa ay sheegeen in barasaabyada gobollada lagu badelay taliyayaasha milateriga waxa ayna kulan saaka oo Isniin ah isugu yeereen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidammadaasi ayaa Axaddii talada dalkaasi afgambi kula wareegay iyagoo gacanta ku dhigay madaxweyne Alpha Conde.

Bayaan ciidammada awoodda qabsaday ay soo saareen oo lagu baahiyay Idaacadda Qaranka ayey kooxdu ku sheegtay inay dhowri doonaan badqabka madaxweynaha.

- Advertisement -

Waxa ay sheegeen in barasaabyada gobollada lagu badelay taliyayaasha milateriga waxa ayna kulan saaka oo Isniin ah isugu yeereen wasiirrada iyo hogaamiyayaasha kale ee qaran, iyagoo ku kulmi doona baarlamaanka dalkaasi.

Waxa ay sheegeen in cidkasta oo ku guuldarraysata inay kulankaasi soo xaadiri wayso waxaa loola dhaqmi doonaa sida fallaago oo kale.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts