HomeWararCali Guudlaawe oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Gudiyada Hirgalinta doorashooyinka

Cali Guudlaawe oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Gudiyada Hirgalinta doorashooyinka

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha dowladda Hirshabeelle  Cali Guudlawe Xuseen ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Gudiyada Hirgalinta doorashooyinka Federaal Heer Dowlad Goboleed iyo Xalinta Khilaafaadka. Madaxweynaha ayaa kulanka  warbixin la xiriirta Arrimaha Doorashooyinka uga dhageystay gudiyadaan gaar ahaan Doorashada Aqalka sare, isagoo balan qaaday in Hirshabeelle ay ka dhici doonto doorasho hufan oo si dhab ah loogu […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowladda Hirshabeelle  Cali Guudlawe Xuseen ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socday Gudiyada Hirgalinta doorashooyinka Federaal Heer Dowlad Goboleed iyo Xalinta Khilaafaadka.

Madaxweynaha ayaa kulanka  warbixin la xiriirta Arrimaha Doorashooyinka uga dhageystay gudiyadaan gaar ahaan Doorashada Aqalka sare, isagoo balan qaaday in Hirshabeelle ay ka dhici doonto doorasho hufan oo si dhab ah loogu tartamo.

- Advertisement -

“Waxaan maanta kulan kula qaatay xafiiskayga Wafdi ka socday Gudiyada Hirgalinta doorashooyinka Federaal Heer Dowlad Goboleed iyo Xalinta Khilaafaadka. Waxaan ka dhageystay warbixin la xiriirta Arrimaha Doorashooyinka gaar ahaan Doorashada Aqalka sare, anigoo u balan qaaday in Hirshabeelle ay ka dhici doonto doorasho hufan oo si dhab ah loogu tartamo” ayuu Cali Guudlaawe ku yiri Qoraal uu soo saaray.

Madaxweyne Cali Guudlaawe Xuseen ayaa dambeyn gudiga Heer Federal iyo Kan Dowladda Hirshabeelle ku booriyay dadejinta Arrimaha hortabinta leh ee Doorashooyinka iyo in si cadaalad ah loogu adeego musharixiinta.

Latest stories