HomeWararRa'iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Golaha Midowga Musharixiinta 

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Golaha Midowga Musharixiinta 

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Golaha Midowga Musharixinta Madaxweynaha, waxaana kulanka uu ahaa mid diiradda lagu saaray arrimo dhowr ah oo quseeya siyaasadda dalka. Kulanka oo ahaa mid Xasaasi ah ayaa waxaa mas’uuliyiintu ay ka wada hadleen dardargelinta howlaha doorashooyinka, turxaanbixinta habraacyadii 24-kii bishan. Waxaana sidoo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Golaha Midowga Musharixinta Madaxweynaha, waxaana kulanka uu ahaa mid diiradda lagu saaray arrimo dhowr ah oo quseeya siyaasadda dalka.

Kulanka oo ahaa mid Xasaasi ah ayaa waxaa mas’uuliyiintu ay ka wada hadleen dardargelinta howlaha doorashooyinka, turxaanbixinta habraacyadii 24-kii bishan.

- Advertisement -

Waxaana sidoo kale inta uu kulanku socday looga hadlay sidii loogu gudbi lahaa wajiga labaad ee doorashda Golaha Shacabka Baarlaanka  Federaalka Soomaaliya, iyadoo sidoo kale Musharxiintu ay Ra’iisul Wasaaraha u gudbiyeen tabashooyin dhowr ah oo ay ka qabaan hanananka doorashinku ku billawdeen.

kulanka Maanta ayaa waxaa uu kusoo aadayaa, iyadoo shalay Golaha Midowga Musharixiinta ay kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho, waxaana ay kulankaasi  ay kasoo saareen qodobbo dhowr ah oo ay kaga hadleen, arrimaha taagan ee ku aaddan xaaladaha siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan arrimaha taagan ee hadda muranku ka jiro.

Waxaana Qodobadaa ay soo saareen Golaha Midowga Musharixiinta ka mid ahaa in Goluhu uu shir la yeesho Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, shirkaasi oo qorshuhu ahaa in looga hadlo tabashooyinka iyo waxyaabaha ay Musharixiintu ka tabanayaan dhanka Xukuumadda oo iyada lagu wareejiyay arrimaha doorashooyinka, sidoo kalena RW Rooble ayaa horay u sheegayn in xafiiskiisu u furan yahay cid waliba oo tabasho qabta.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts