HomeWararCiidamada Badda Puntland oo howgallo ka sameeyay Gobollada Bari iyo Sanaag

Ciidamada Badda Puntland oo howgallo ka sameeyay Gobollada Bari iyo Sanaag

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada badda Maamul Goboleedka Puntland ayaa howgallo qorsheysan ka fuliyay degaanno ka tirsan Gobolka Sanaag, waxaana si gaar ah ay Howgalka kaga sameeyeen buuraleyda Calmadow ee Gobollada Bari iyo Sanaag. Howgalka oo ahaa mid Qorsheysan ayaa waxaa si gaar ah u fuliyay Ciidamada badda Puntland ee PMPF, waxaana ay sheegeen in u jeedku ahaa sidii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada badda Maamul Goboleedka Puntland ayaa howgallo qorsheysan ka fuliyay degaanno ka tirsan Gobolka Sanaag, waxaana si gaar ah ay Howgalka kaga sameeyeen buuraleyda Calmadow ee Gobollada Bari iyo Sanaag.

Howgalka oo ahaa mid Qorsheysan ayaa waxaa si gaar ah u fuliyay Ciidamada badda Puntland ee PMPF, waxaana ay sheegeen in u jeedku ahaa sidii degaanadaaasi looga saari lahaa dagaalamayasha Al-Shabaab.

- Advertisement -

Intii howgalku socday waxaa ay Ciidamdu tageen degaanada kala ah Durduri, Ceelaayo, Dhadhaab, Warbid, Majayahan iyo Togga Dhagcaan, halkaasi oo la sheegay in aysan jirin wax iska hor imaad ah oo ak dhacay sida dadka degaanku ay kusoo warramayaan.

Ciidamada kala duwan ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa inta badan waxaa ay dagaallo qaraar ay Al-shabaab iyo daacish kula galaan dhulka Buuralayayda ah oo ay ku xooggan yihiin dagaalamayaashu.

 

- Advertisement -

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts