HomeWararKulan looga hadlayay Xoojinta Amniga oo lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo

Kulan looga hadlayay Xoojinta Amniga oo lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Shiikh Xasan ayaa ka qeyb galay Kulan looga hadlayay Xoojinta Amniga Magaalada Gaalkacyo kaasi oo ay goobjoog ahaayeen Saraakiisha ugu Sareysa Taliska Qeybta booliska Gobalka Mudug, Kan Degmada Gaalkacyo iyo Taliska Nabad Sugida. Kulan intii uu socday ayaa la iska xog waraystay ammaanka guud ee magaalada iyo Maandooriyaha waxaana lagu adkeeyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Shiikh Xasan ayaa ka qeyb galay Kulan looga hadlayay Xoojinta Amniga Magaalada Gaalkacyo kaasi oo ay goobjoog ahaayeen Saraakiisha ugu Sareysa Taliska Qeybta booliska Gobalka Mudug, Kan Degmada Gaalkacyo iyo Taliska Nabad Sugida.

Kulan intii uu socday ayaa la iska xog waraystay ammaanka guud ee magaalada iyo Maandooriyaha waxaana lagu adkeeyay sii wadista Hawlgalada Amniga lagu Sugayo.

- Advertisement -

Maayarka Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Shiikh Xasan oo Saraakiisha Amniga ku amaanay Shaqada ay bulshada u hayaan ayaa ugu baaqay Shacabka Gaalkacyo in ay la shaqeeyaan Laamaha Amniga kuna soo wargeliyaan qatar kasta oo ay dareemaan si Gaalkacyo u noqoto goob ka caagan dagaalamaayasha Al-shabaab oo inta badan dilal iyo qaraxyo ka fuliya Magaalooyink iyo degaanno ka tirsan Gobolka Mudug.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts