HomeWararTallaal looga hortegayo Cudurka COVID-19 oo Maanta la keenay Muqdisho

Tallaal looga hortegayo Cudurka COVID-19 oo Maanta la keenay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta kasoo degtay diyaarad sida tallaalka Oxford/AstraZeneca ee Cudurka halista ah ee COVID-19 oo gaaraya 108,000 Shixnad oo tallaal ah. Tallaalkan ayaa waxaa dowladda Soomaaliya ugu deeqday Dowladda Faransiiska, waxaana loo soo marisay xarunta COVAX (CEPI, Gavi, UNICEF, WHO), iyadoona Garoonka ay kula wareegeen Mas’uuliyiin ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta kasoo degtay diyaarad sida tallaalka Oxford/AstraZeneca ee Cudurka halista ah ee COVID-19 oo gaaraya 108,000 Shixnad oo tallaal ah.

Tallaalkan ayaa waxaa dowladda Soomaaliya ugu deeqday Dowladda Faransiiska, waxaana loo soo marisay xarunta COVAX (CEPI, Gavi, UNICEF, WHO), iyadoona Garoonka ay kula wareegeen Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda.

- Advertisement -

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Caafimaadka dowladda ee xilgaarsiinta ayaa waxaa lagu sheegay in ujeedka tallaalkan loo keenay dalka ay tahay in Soomaaliya laga saacido ka hortagga Caabuqa halista ah ee COVID-19.

Wasaaradda ayaa sheegtay in keenista qaybtaan labaad ee tallaallada Astrazeneca ee COVID-19 ay ku soo aaday, iyadoo lagu guda jiro waqti xasaasi ah oo uu COVID-19 soo laabaty markii 3aad, isla markaana lagu joojin karo in la tallaalo dadweynaha.

Ugu dambeyn Wasaaraddda Caafimaadka xilgaarsiinta ayaa waxaa ay uga mahadcelisay Dowladda Faransiiska deeqdan tallaalka, waxaana loogu baaqay dhammaan Shacabka Soomaaliyeed in ay qaataan Tallaalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts