HomeWararShaqaalaha Dowladda Soomaaliya oo la fasaxay iyo sababta oo shaaciyay

Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya oo la fasaxay iyo sababta oo shaaciyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ee xilgaarsiinta ayaa fasaxday dhammaan Shaqaalaha Hay’adaha Dawladda Federaalka iyo kuwa gaarka ah. Qoraal kasoo baxay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa waxaa lagu sheegay in dhammaan Shaqaalaha Hay’adaha ay fasax yihiin maalinta Isniinta berri oo ku aadan bilowga sannadka cusub ee Hijriga 1443. Agaasimaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ee xilgaarsiinta ayaa fasaxday dhammaan Shaqaalaha Hay’adaha Dawladda Federaalka iyo kuwa gaarka ah.

Qoraal kasoo baxay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Shaqada Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa waxaa lagu sheegay in dhammaan Shaqaalaha Hay’adaha ay fasax yihiin maalinta Isniinta berri oo ku aadan bilowga sannadka cusub ee Hijriga 1443.

- Advertisement -

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo hambalyo u diray dhammaan Shaqaale-waynaha Soomaaliyeed ayaa u rajeeyay inay camal wanaagsan uga faa’iideystaan maalinta muhiimada u leh muslimiinta ee sanadka cusub ee Hijriga.

Sidoo kale Agaasime Cabdullaahi Maxamed Cali ayaa u rajeeyay dhammaan in shacabka Soomaaliyeed ka faa’iideystaan maalintii Nabigeena Muxamed NNKHA ka hijrooday Magaalada Maka, una hijrooday Magaalada Madiina.

Inta badan dadka Muslimiinta ayaa Caawa indhaha ku haaya bilashada bisha Muxaram ee Sanadka cusub ee Hijriyada ee 1443, waxaana Khubarada Cilmiga Xiddigiska ay sheegeen in suurtogal aheyn in bisha Caawa la arko, isla markaana bisha si fiican loo arki doono habeenka ay soo galeyso Talaadada.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts