HomeWararTaariikh:-Waa kuma guddoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiilada Somaliland?

Taariikh:-Waa kuma guddoomiyaha Cusub ee Golaha Wakiilada Somaliland?

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Waxaa dhowaan lagu dhowaaqay natiijada codbixinta golaha wakiilada Somaliland, waxaana kusoo baxay Cabdirisaaq Khaliif oo loo doortay guddoomiyaha. Waxa uu heley 42 cod, halka Yaasiir Faratoon oo la tartamayay uu heley 39 cod. Cabdirisaaq Khaliif Axmed waxa uu ku dhashay magaalada Laascaanood, sannadkii 1967-dii, waxabarshada hoose waxa uu ku qaatay isla magaaladaas, halka uu waxbarashadiisii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa dhowaan lagu dhowaaqay natiijada codbixinta golaha wakiilada Somaliland, waxaana kusoo baxay Cabdirisaaq Khaliif oo loo doortay guddoomiyaha. Waxa uu heley 42 cod, halka Yaasiir Faratoon oo la tartamayay uu heley 39 cod.

Cabdirisaaq Khaliif Axmed waxa uu ku dhashay magaalada Laascaanood, sannadkii 1967-dii, waxabarshada hoose waxa uu ku qaatay isla magaaladaas, halka uu waxbarashadiisii sare uu ku qaatay koonfurta Soomaaliya.

- Advertisement -

Waxaa se uu sheegay in aanu ku shaqayn wixii bartay isaga o u baydhay dhanka ganacsiga gaarka ah, maamulka iyo siyaasadda.

Labaatankii sano ee u dhaxeeyey 1991 illaa 2010 hawlahaas ayuu ku mashquulsanaa.

Xukuumadii ugu horreysay ee madaxweyne Siilaanyo ayuu ka noqday sannadkii 2010-kii wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Wershedaha iyo Dalxiiska.

- Advertisement -

Halka mar kale 2013 bishii 7aad uu noqday Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta Soomaaliya.

Sannadkii 2015-kiina waxa uu ka mid tiro wasiirro ah oo iska casilay xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo, kuwaas oo markii danbena ku biiray xisbigii mucaaradka ahaa ee Waddani.

Sannadkii 2016 – kiina waxa uu noqday xoghayaha Maaliyadda ee Xisbiga Waddani.

Halka 2018 bishii 3aad uu noqday Guddoomiye Ku Xigeenka Koobaad ee Xisbiga Waddani.

Waxaana uu sannadkan xildhibaannadii cusbaa eee golaha wakiillada uga soo baxay gobolka Sool, isaga oo haatanna u tartamay Guddoonka Aqalkaas., waana uu ku guulaystay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts