HomeWararTaliyaha Ciidamada Itoobiya oo shaaciyay inuu sugayo Amar Weerar

Taliyaha Ciidamada Itoobiya oo shaaciyay inuu sugayo Amar Weerar

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Taliyaha guud ee ciidamada dalka Itoobiya, Birhanu Jula ayaa sheegay in uu sugayo oo kali ah amarada madaxda ka sareysa si mar kale guluf dagaal loogu qaado gobolka Tigrey. Taliyaha ayaa la hadlayay wakaalada wararka ee dowladda Itoobiya. Haalkiisa ayaa ku soo beegmaya xilli hay’adda cunada aduunka ee WFP ay sheegtay in kolanyo gargaar siday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha guud ee ciidamada dalka Itoobiya, Birhanu Jula ayaa sheegay in uu sugayo oo kali ah amarada madaxda ka sareysa si mar kale guluf dagaal loogu qaado gobolka Tigrey.

Taliyaha ayaa la hadlayay wakaalada wararka ee dowladda Itoobiya.

- Advertisement -

Haalkiisa ayaa ku soo beegmaya xilli hay’adda cunada aduunka ee WFP ay sheegtay in kolanyo gargaar siday lagu weeraray axaddii meel 115 KM u jirta magaalada Semera, ee caasimada gobolka Canfarta.

Hay’adda ayaa sheegtay in saraakiishooda ku sugan Itoobiya ay ka shaqeynayaan sidii loo ogaan lahaa cidda weerarkaasi ka dambeysay.

Xiisadda ayaa aad u kacsan dalka Itoobiya xill ay dowladda dalkaasi ay waddo abaabulka ciidamo la dagaalama xoogagga gobolka Tigrey.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts