HomeWararMadaxweynaha Hirshabeelle Guudlaawe oo gaaray Degmada Cadale

Madaxweynaha Hirshabeelle Guudlaawe oo gaaray Degmada Cadale

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayay ayaa Maanta safar dhinaca dhulka ku gaaray degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Cali Guudlaawe ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinayay Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka, Wasiiro, Xildhibaano kamid ah Maamulka, Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Mas’uuliyiin kale, waxaana Cadale […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayay ayaa Maanta safar dhinaca dhulka ku gaaray degmada Cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Cali Guudlaawe ayaa waxaa safarkiisa ku wehlinayay Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka, Wasiiro, Xildhibaano kamid ah Maamulka, Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Mas’uuliyiin kale, waxaana Cadale kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiinta Maamulka degmada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

- Advertisement -

Ujeedka Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa warar la helayo waxaa ay sheegayaan inuu yahay mid la xiriira dhagax dhigista Mashaariic horumarineed oo laga hirgelin doono degmada Cadale.

Sidoo kale waxaa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa Maamulka degmada Cadale iyo qeybaha kala duwan, isagoo kala hadla doona xaaladda guud ee degmada iyo baahiyaha ka jira degmadaas ee u baahan in wax la qabto.

Ammaanka guud ee degmada ayaa Maanta siweyn loo adkeeyay, isla markaana waxaa sugida amniga iska kaashanaya Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa ilaalada Madaxweynaha Hirshabeelle.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts