HomeWararJubbaland iyo Puntland oo lagu wareejiyay qalab lagu qabanayo Doorashada Aqalka Sare

Jubbaland iyo Puntland oo lagu wareejiyay qalab lagu qabanayo Doorashada Aqalka Sare

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiyada hirgelinta doorashooyinka ee dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa Maanta oo Arbaco ah lagu wareejiyay qalab loo adeegsanayo qabashada Doorashada ka dhaceysa labada maamul. Xafiiska UNSOM ee Magaalooyinka Kismaayo iyo Garoowe ayaa qalabka ku wareejiyay Guddiyada doorashooyinka Jubbaland iyo Puntland, waxana qalabka ku jira sanaadiiqda Codbixinta Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka. Guddiyada ayaa Xafiiska […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiyada hirgelinta doorashooyinka ee dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa Maanta oo Arbaco ah lagu wareejiyay qalab loo adeegsanayo qabashada Doorashada ka dhaceysa labada maamul.

Xafiiska UNSOM ee Magaalooyinka Kismaayo iyo Garoowe ayaa qalabka ku wareejiyay Guddiyada doorashooyinka Jubbaland iyo Puntland, waxana qalabka ku jira sanaadiiqda Codbixinta Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka.

- Advertisement -

Guddiyada ayaa Xafiiska UNSOM uga mahadceliyay qalabka ay ku wareejiyeen, isla markaana sheegay in sanaadiiqda Codbixinta loo adeegsan doono Doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Guddiga dooraahada heer dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa dhawaan sheegay in doorashada Xubnaha Aqalka sare ku qabanayaan waqtigii loo qorsheeyay oo aheyd 25-ka bishan, isla markaana ay u diyaar u yihiin qabashada doorashada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts