HomeWararFarmaajo oo khadka Telefoonka wada-hadal kula yeeshay Amiirka Qatar

Farmaajo oo khadka Telefoonka wada-hadal kula yeeshay Amiirka Qatar

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Soomaaliya ee muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta wadahadal dhinaca qadka teleefoonka kula yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thaani. Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar Sheekh Tamiim ayaa isugu hambalyeeyay Munaasabadda Ciida barakeysan ee Ciidul Adxa oo maanta Maalintii laabad loo dabaal-dagayo. Sidoo kale Farmaajo iyo Sheekh Tamiim ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya ee muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta wadahadal dhinaca qadka teleefoonka kula yeeshay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thaani.

Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar Sheekh Tamiim ayaa isugu hambalyeeyay Munaasabadda Ciida barakeysan ee Ciidul Adxa oo maanta Maalintii laabad loo dabaal-dagayo.

- Advertisement -

Sidoo kale Farmaajo iyo Sheekh Tamiim ayaa isweydaarsiga halmbalyada Ciida kadib, ka wada hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya labada dal, iyagoonka u rajeeyay labada dal iyo dhammaan muslimiinta horumar iyo barwaaqo.

Dowladda Qatar ayaa waxaa ay kamid tahay dowladdaha taageerada weyn siiya Soomaaliya, waxaana la sheegaa in ay saaxiibo gaar ah la tahay Madaxda dowladda oo uu horkacayo Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts