HomeWararFaah faahin kasoo baxeysa Shil Khasaare geystay oo ka dhacay Somaliland

Faah faahin kasoo baxeysa Shil Khasaare geystay oo ka dhacay Somaliland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wararka aan ka heleyno deegaan hoostega Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil ee Somaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka dhacay Shil gaari oo geystay khasaaro kala duwan. Shilkaan ayaa waxaa uu yimid, kadib markii gaari nooca raaxada ah oo ku socday Xawaare uu mar qura ka baxay wadada laamiga ah, xili uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno deegaan hoostega Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil ee Somaliland ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka dhacay Shil gaari oo geystay khasaaro kala duwan.

Shilkaan ayaa waxaa uu yimid, kadib markii gaari nooca raaxada ah oo ku socday Xawaare uu mar qura ka baxay wadada laamiga ah, xili uu marayay deegaan lagu magacaabo Xamaas oo ka tirsan Magaalada Berbera.

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ayaa waxaa ay ku warrameen in Gaariga ay saarnaayeen 5 ruux, waxaana goobta ku geeriyooday hal qof, halka 4 kalena ay dhaawacyo soo gaareen, kuwaasi oo la geeyay Isbitaalka Berbera.

Dadka waxyeelada soo gaartay ayaa waxaa gurmad xoogan u sameeyay dadka goobta ka Agdhawaa, waxaana goobta laga jiiday gaariga oo Sawirro laga soo qaaday muujinayeen inuu qeyb ka burburay.

Degaano iyo degmooyin ka tirsan Somaliland ayaa waxaa horey sidaan oo kale uga dhacay shilal kala duwan oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac, iyadoona inta badan shilalka loo sababeeyo Darawalada oo gaadiidka xawaare ku wada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts