HomeWararMadaxweyne ku xigeenka Puntland oo Magacaabay Taliye Booliis

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Magacaabay Taliye Booliis

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa magacaabay Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Sool. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Puntalnd ayaa G/sare Aadan Maxamed Cabdi ayaa loogu magacaabay Taliyaha qaybta Booliiska Gobolka Sool. Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Maxadweyne ku xigeenka ayaa u qornayd sida tan: “Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa magacaabay Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Sool.
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Puntalnd ayaa G/sare Aadan Maxamed Cabdi ayaa loogu magacaabay Taliyaha qaybta Booliiska Gobolka Sool.

Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Maxadweyne ku xigeenka ayaa u qornayd sida tan:

- Advertisement -

“Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland.
Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.
Markuu arkay: Talo soojeedinta Taliska Booliiska Puntland.
Markuu arkay: Aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.
Markuu tixgeliyay: Shaqada ka socota Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Sool.
Wuxuu u magacaabay:-
G/sare Aadan Maxamed Cabdi Taliyaha qaybta Booliiska Gobolka Sool.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu saxiixo ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenku , wuuna saxiixay”.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts