HomeWararMadaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo farriin u diray Guddiga Doorashada

Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo farriin u diray Guddiga Doorashada

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb kulan la qaatay Guddiga Maamulka doorashada heer Goboleed ee Galmudug. Madaxweyne ku- xigeenka ayaa Guddiga maamulaya Doorashada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ee Galmudug  kula dardaarmay in ay si hufan u gutaan waajibaadka ka saaran qabashada Doorasho hufan. Guddoomiyaha Guddiga doorashada Maxamed Daahir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb kulan la qaatay Guddiga Maamulka doorashada heer Goboleed ee Galmudug.

Madaxweyne ku- xigeenka ayaa Guddiga maamulaya Doorashada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ee Galmudug  kula dardaarmay in ay si hufan u gutaan waajibaadka ka saaran qabashada Doorasho hufan.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Guddiga doorashada Maxamed Daahir Guuleed ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta uu u sameeyay Madaxweyne ku-xigeenka, wuxuuna balan qaday in si cadaalada oon eex lahayn u gudan  doonaan masuuliyada saaran.

Guddiga maamulaya Doorashada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ee Galmudug ayaa maalmo kahor gaaray Magaalada Dhuusamareeb, iyagoona halkaas ka bilaabaya howlaha doorashada Baarlamaanka Federaalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts