HomeWararMadaxweynaha Puntland Deni oo yimid Magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Puntland Deni oo yimid Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kaso ambabaxay Magaalada Garoowe ayaa dhowr daqiiqo kahor soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa Madaxweyne Den iyo wafdigiisa  kusoo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka Federaalka, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada. Madaxweynaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kaso ambabaxay Magaalada Garoowe ayaa dhowr daqiiqo kahor soo gaaray Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho.

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa Madaxweyne Den iyo wafdigiisa  kusoo dhaweeyay Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka Federaalka, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland ayaa Muqdisho u yimid ka qeyb galka Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada oo saacadaha soo socda furmaya, kaasi oo looga hadli doono dardar-gelinta heshiiskii laga gaaray doorashada dhaceysa.

Inta uu socdo Shirka Madaxda ayaa waxaa kaloo looga arrisan doonaa fulinta heshiiska dorashada ee Caasimadda lagu gaaray 27-kii May, waxaana shirka ka qeyb geli doona Guddiyada doorashooyinka ee la magacaabay.

Madaxweyneyaasha maamulada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa ka maqan oo kaliya Magaalada, waxaana horey u joogay Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed Lafta-gareen iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo Maanta soo gaaray Muqdisho.

- Advertisement -

Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada ayaa Maanta oo sabti ah lagu waday inuu si rasmi ah u furmo, hayeeshee dib u dhac ayaa ku yimid,  iyadoona la filayo in maalinta berri oo Axad ah uu furmo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts