HomeWararDFS oo buuxisay Qodobada Axdi Qarameedka xuquul Insaan ee Q/Midoobey

DFS oo buuxisay Qodobada Axdi Qarameedka xuquul Insaan ee Q/Midoobey

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Switzerland, Austria iyo Xarunta Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobey, Abyan Maxamed Saalax, ayaa sheegtay in Dowladda Soomaaliya ay buuxisay lix ka mid ah qodobada sagaalka ah ee uu ka koobanyahay Axdi Qarameedka Xuquuqda Aadanaha ee Qarmada Midoobay .

Danjire Abyan Maxamed Saalax, ayaa sidoo kale sheegtay in Soomaaliya markii sedexaad arrimaha xuquul insaanka ay hormarro badan ka gaaray.

“Tusaale Sharciga xaquuqda caruurta waan saxiixnay, sidoo kale sharciga xuquuqda dadka Naafada ee uu dhawaan saxiixay madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi farmaajo, ayaana ka mid ah kuwa ugu muhiimsan, illaa iyo hada waxaan dhameystirnay lix qodob” ayay hadalkeda ku dartay Danjire Abyan Maxamed Saalax.

Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Switzerland, Austria iyo xarunta xuquuqul Insaanka ee qaramada Midoobey Abyan Maxamed Saalax, ayaa sheegtay in Soomaaliya oo ka soo kabaneyso bur-bur sodon sano qaatay hadane ay kaalin fiican uga jirto Axdi Qarameedka Xuquul insaanka ee Qaramada Midoobay.

“Aad baan ugu faraxsanahay inaan sida dhaqsida leh ugu socono dhanka hormarka si aan ula jaan qaadno Adduunka, waana noo muhiim inaan illaalino Xuquuqul Insaanka” ayay hadalkeeda ku soo gabagabeysay Danjire Abyan Maxamed Saalax.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories