HomeWararXubno ka socda Booliska Caalamiga ah ee Interpol oo soo gaaray Muqdisho

Xubno ka socda Booliska Caalamiga ah ee Interpol oo soo gaaray Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda Booliska caalamiga ah ee INTERPOL. Waxaa sidoo kale ka qayb galay Agaasimaha Guud ee Hay’ada G/sarre Maxamed Adan Koofi iyo mas’uuliyiin kale  oo ka socday Hayada Socdaalka iyo Jinsiyadaha. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah, waxaana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda Booliska caalamiga ah ee INTERPOL.

Waxaa sidoo kale ka qayb galay Agaasimaha Guud ee Hay’ada G/sarre Maxamed Adan Koofi iyo mas’uuliyiin kale  oo ka socday Hayada Socdaalka iyo Jinsiyadaha.

- Advertisement -

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah, waxaana si gaar ah mas’uuliyiintu ay kaga wad kulanku socday howlaha iskaashiga Booliska Soomaaliyeed kala dhexeeya Booliska caalamiga ah ee Interpol.

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts