HomeWararMas’uuliyiin booqday goobaha loo diyaariyey Maalmaha Xoriyada qaranka

Mas’uuliyiin booqday goobaha loo diyaariyey Maalmaha Xoriyada qaranka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gudiga Golaha wasiirada oo qabanqaabinaya Maanasabadaha Maalmaha Xoriyada qaranka ee nagu soo wajahan ayaa kormeeray xarumaha ay ka dhici doonaan Maalmaha xoriyadda halkaas oo ay ka socoto diyaar garow adag oo lagu isugu diyaarinao Maalmaha qaranka qiimaha balaaran ugu fadhiya.   Gudigaan oo uu hoogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta xakuumadda Fadraalka ah ee Soomaaliya Cusmaan Abuukar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudiga Golaha wasiirada oo qabanqaabinaya Maanasabadaha Maalmaha Xoriyada qaranka ee nagu soo wajahan ayaa kormeeray xarumaha ay ka dhici doonaan Maalmaha xoriyadda halkaas oo ay ka socoto diyaar garow adag oo lagu isugu diyaarinao Maalmaha qaranka qiimaha balaaran ugu fadhiya.

 

- Advertisement -

Gudigaan oo uu hoogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta xakuumadda Fadraalka ah ee Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe oo ah Gudoomiayaha gudigaan qaban qaabada wada ayaa kormeerkooda ka bilaabay tiyaatarka qaranka halkaas oo kooxda hobolada waabari ay ka wadaan diyaar garowga iyo isku dubaridka hobolada fanka ee ka qeyb qaadan doono madalaha bilan ee munaasabadaha xoriyadda.

 

Gudigaan ayaa u sii gudbay dal jirka Dahsoon halkaas oo laga wado qurxin iyo naqshadeyn kuwaas oo loogu tala galay  dabaal daga shacabka Soomaaliyeed waxana halkaasi gudiga ku soo dhaweeyay dhalin yaro damaashaad iyo diyaar garow u joogtay daljirka ayagoo wasiirada qaar ka mid ah ay wax ka qabteen shaqadii halkaasi laga waday.

- Advertisement -

 

Howl ka dib ayaa gudiga kormeekiisa  ku sii gaaray taalooyinka dhagax tuur iyo sayidka oo ka mid ah goobaha ay ka dhici doonaan munaasabadaha waxa ayna shaqaalaha howsha wada kula dardaarmeen inay sii dada jiyaan shaqada maadaama fooda nagu soo hayaan Maalmaha xoriyada ee loo dabaal dagayo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts