HomeWararUrur-gobaleedka IGAD oo maanta ka shiraya Xaalladda Somalia

Urur-gobaleedka IGAD oo maanta ka shiraya Xaalladda Somalia

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Golaha Wasiiradda ee Dowladaha xubnaha ka ah Urur-gobaleedka IGAD waxay Kulankoodii 72-aad maanta ku yeelan doonaa  Xarunta Dhexe ee IGAD oo ku taalla Caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Abeba.   Shirkaasi oo ay ka qeyb geli doonaan Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee dalalka xubnaha ka ah Urur-gobaleedkaasi waxay kaga  xaajoon doonaan dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee Arrimaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Wasiiradda ee Dowladaha xubnaha ka ah Urur-gobaleedka IGAD waxay Kulankoodii 72-aad maanta ku yeelan doonaa  Xarunta Dhexe ee IGAD oo ku taalla Caasimadda dalka Ethiopia ee Addis Abeba.

 

- Advertisement -

Shirkaasi oo ay ka qeyb geli doonaan Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee dalalka xubnaha ka ah Urur-gobaleedkaasi waxay kaga  xaajoon doonaan dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee Arrimaha dalalka  Somalia, Koonfurta Sudan iyo Xanuunka COVID 19 ee Mandiqada Bariga Afrika.

 

Golaha Wasiirada ee Urur-gobaleedka IGAD waxay kaloo Kulankooda diirada ku saari doonaan Siyaasadda Qaxootiga ee IGAD iyo Istaraatijiyada Xalalka Waara ee dadka Barakacayaasha ee ku nool dalalka Sudan iyo Koonfurta Sudan.

- Advertisement -

 

Si kastaba ha ahaatee, Urur-gobaleedka IGAD waxaa la asaasay bishii Janaayo ee sanadkii 1986-dii, waxaana xubno ka ah 8 Waddan oo kala ah: Somalia, Jabuuti, Sudan, Koonfurta Sudan, Kenya, Ethiopia, Eritrea iyo Uganda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts