HomeWararBaarlamaanka Galmudug oo meel mariyay miisaaniyadda 2021

Baarlamaanka Galmudug oo meel mariyay miisaaniyadda 2021

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta meel mariyay miisaaniyada Dowlad Goboleedka Galmudug ee 2021 Kulanka Baarlamaanka maanta oo shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayna wehlineysay Gudoomiye ku xigeemka 2-aad Marwo Faadumo Cabdi Cali ayaa ajandaha kulanku wuxuu ahaay, 1. Akhrinta 3-aad iyo Ansixinta Hindise Sharciyeedka Miisaaniyadda 2021. 2. Bandhiga iyo Akhrinta 1-aad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta meel mariyay miisaaniyada Dowlad Goboleedka Galmudug ee 2021

Kulanka Baarlamaanka maanta oo shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayna wehlineysay Gudoomiye ku xigeemka 2-aad Marwo Faadumo Cabdi Cali ayaa ajandaha kulanku wuxuu ahaay,

- Advertisement -

1. Akhrinta 3-aad iyo Ansixinta Hindise Sharciyeedka Miisaaniyadda 2021.
2. Bandhiga iyo Akhrinta 1-aad ee Hindise Sharciyeedka Ruqsadaha Ganacsiga Galmudug.

Gudiga maaliyada ee Baarlamaanka oo miisaaniyada Galmudug dib u eegis ku sameeyay ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka ka codsaday meelmarinta miisaaniyda, waxaana codsiga gudiga kadib xildhibaanadu si caqlibiyad ah u meel mariyeen miisaaniyada Galmudug ee 2021

Dhanka kale wasaarada Ganacsiga Galmudug ayaa Baarlamaanka Galmudug maanta hor keentay Hindise Sharciyeedka Ruqsadaha Ganacsiga Galmudug.

- Advertisement -

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa Xildhibabaanada Baarlamaanka Galmudug usharxay muhiimada Sharcigaan uleeyahay Ganacsiga Galmudug

Kulamada soo socda ee ay yeelanayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa qorshuhu yahay in meel mariyaan hindise sharciyeedyo cusub

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts