HomeWararQM oo dib u celinaysa qaxootiga Soomaalida ee xeryaha Dhadhaab

QM oo dib u celinaysa qaxootiga Soomaalida ee xeryaha Dhadhaab

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka qaxootiga (UNHCR), ayaa maanta ka bilawdey xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, qorshaha ay ku diiwaan galineyso qaxootiga doonaya iney dib uggu noqdaan Soomaaliya.   Waxaa kaloo diiwaan gelinta qeyb ka ah kuwa sii joogaya xeryaha Dhadhaab, iyo dadka muwaadiniinta ah ee Kenya u dhashey, balse galey faraha qaxootiga, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hey’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka qaxootiga (UNHCR), ayaa maanta ka bilawdey xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, qorshaha ay ku diiwaan galineyso qaxootiga doonaya iney dib uggu noqdaan Soomaaliya.

 

- Advertisement -

Waxaa kaloo diiwaan gelinta qeyb ka ah kuwa sii joogaya xeryaha Dhadhaab, iyo dadka muwaadiniinta ah ee Kenya u dhashey, balse galey faraha qaxootiga, oo ay tahay in laga saaro magacyadooda liiska qaxootiga.

Qaxootiga ku jira xerada Dhagaxleey, ayaa iyagoo la hadlaya warbaahinta waxaa ay u sheegeen in haatan waxa ka socda xerada aaney aheyn wixii loo sheegay, oo ah in la kala saarayo dadka ku jira xerada, oo kuwii doonaya dibu noqoshada Soomaaliya dib looggu celiyo dalkooda.

 

- Advertisement -

Haweeney ka hadley xerada Dhagaxleey, ayaa soo dhoweysay diiwaan gelintan, iyadoo sheegtay iney diyaar u yihiin in wixii qaxooti ah la siiyo xaqoodda, si ay dib uggu noqdaan dalkooda, halka wixiimuwaadin Kenya ahna loo aqoon sado Kenyan.

Xeryahan ayaa waxaa la aasaasey 1991-kii, iyadoo mar ay noqotey xerada Dhadhaab xero qaxooti tan dunida uggu weyn.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts