HomeWararMaxaa looga hadlay kulankii Maanta ee Baarlamaanka Galmudug ?

Maxaa looga hadlay kulankii Maanta ee Baarlamaanka Galmudug ?

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta kulan koodii caadiga ahaa ku yeeshay Xaruntooda Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug Kulanka maanta Xildhibaanada ayaa waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayna wehlineysay Gudoomiye ku xigeenka 2-aad Marwo Faadumo Cabdi Cali Ajandaha kulanka maanta ayaa ahaa, 1. Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Miisaaniyadda Galmudug 2021. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta kulan koodii caadiga ahaa ku yeeshay Xaruntooda Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug

Kulanka maanta Xildhibaanada ayaa waxaa shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayna wehlineysay Gudoomiye ku xigeenka 2-aad Marwo Faadumo Cabdi Cali
Ajandaha kulanka maanta ayaa ahaa,
1. Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Miisaaniyadda Galmudug 2021.
2. Bandhiga iyo Akhrinta 1aad ee Hindise Sharciyeedka Kaluumeysiga Galmudug.

- Advertisement -

Wasiir Dowlaha Wasaarada Kaluumeysiga Galmudug ayaa Xildhibaanada Galmudug kahor sheegay muhiimada sharcigaan u leeyahay kaluumeysiya Galmudug.

Sidoo kale Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta ka dooday wax ka badalka miisaaniyada Galmudug oo uu Wasiirka Maaliyada Galmudug shalay horkeenay Baarlamaanka Galmudug
Kahor inta uusan xirmin kalfadhiga 2-aad ee Baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa Golaha u qorsheysan meelmarinta shuruuc muhiim u ah Galmudug oo ay ku shaqeyn lahaayeen hay,adaha dawliga ah iyo Wasaaradaha Galmudug.”

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts