HomeWararAMISOM oo Ciidanka Dowladda u gacan galisey saldhig Al-shabaab lagala wareegay

AMISOM oo Ciidanka Dowladda u gacan galisey saldhig Al-shabaab lagala wareegay

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa ka socda dalka Uganda, ayaa maanta ku wareejiyey ciidanka xoogga dalka saldhigga Maryan Gubaay, kaasoo kuyaalla gobolka Shabeelaha Hoose. Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda Soomaaliya, hataan wixii ka danbeeya ammaanka saldhigani waxaa sugi doona ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.   Xafladan kala wareejinta saldhiga, ayaa waxaa kasoo qeyb galey guddoomiyaha gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa ka socda dalka Uganda, ayaa maanta ku wareejiyey ciidanka xoogga dalka saldhigga Maryan Gubaay, kaasoo kuyaalla gobolka Shabeelaha Hoose.

Sida ay sheegtay warbaahinta dowladda Soomaaliya, hataan wixii ka danbeeya ammaanka saldhigani waxaa sugi doona ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

 

Xafladan kala wareejinta saldhiga, ayaa waxaa kasoo qeyb galey guddoomiyaha gobolka ShabeelahaHoose Cabdulqaadir Siidii, iyo sidoo kale guddoomiyaha degmada Baraawe Ibraahim Cabdulnuur, oo ah halka uu ku yaallo saldhigani.

Ciidanka xoogga dalka ayaa maalmihii uggu danbeeyey ka wada dhaqdhaqaaqyo balaaran gobolada Bartamaha iyo Koonfurta Soomaalya, iyagoo dagaallo badan oo ay la galeen dagaal yahanada al-Shabab ku sheegtay iney goobo badan kala wareegeen al-Shabab.

- Advertisement -

Ciidamada AMISOM ayaa qeyb ka ah dagaalka ay ciidanka xoogga dalka kula jiraan dagaal yahanada al-Shabab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts