HomeWararMadaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo magacaabay Guddi cusub

Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo magacaabay Guddi cusub

Date:

Related stories

Maxamed Ordaaye: Sidee Muwaadin reer Togdheer ah u qabsaday Caalamka isagoo aan hadlin?

Maxamed Ordaaye, oo ah wiil Soomaaliyeed oo ku nool deegaanka Duruqsi,

Hawiye Elders Meet Opposition in Mogadishu as Term-End Crisis Deepens

Opposition politicians and traditional Hawiye elders have convened in Mogadishu for a critical meeting aimed at de-escalating political tensions and forging a consensus on the country's electoral future. The talks come as Somalia faces a potential constitutional crisis with presidential and parliamentary mandates nearing their end.

Guddiga Dastuurka oo soo saaray Amar ku aaddan in Wasiirradu banneeyaan xilalka Baarlamaanka

Guddoomiye Avv. Burhaan Aadan Cumar ayaa soo saaray war-saxaafadeed wasiirrada looga dalbanayo inay banneeyaan xilalka ay ku dhex leeyihiin Baarlamaanka.

Gariirka Siyaasadda Muqdisho: Maxaa looga hadlay shirkii Sheikh Sharif iyo Odayaasha Hawiye

Siyaasiyiinta mucaaradka iyo odayaasha dhaqanka ayaa kulan xasaasi ah ku yeeshay hoyga Sheikh Sharif Sheikh Ahmed.

Dastuurka Cusub iyo Saameyntiisa: Wasiirradii isku hayay labada xil oo wajahaya xaalad adag

Dowladda Federaalka ayaa soo saartay amar wasiirrada loogu sheegayo inay kala doortaan xilkooda wasiirnimo iyo xubinimada baarlamaanka.

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Yuusuf Daba-geed ayaa Magacaabay Guddi heer Wasiir oo soo dhaweynaya wufuud Caalami ah oo ku wajahan deegaanada Maamulka.

Wareegto uu soo saaray Yuusuf Daba-geed ayaa lagu magacaabay Guddiga oo ka kooban 12-xubnood, kuwaasi soo dhaweynaya, ugana warbixiya mashaariicda ka socota Hirshabeelle gaar ahaan Gobolka Hiiraan wafdiga oo ka socda Dalalka Talyaaniga iyo Sweden.

Sidoo kale Guddigaan ayaa wafdiga ay hoggaaminayaan Safiirada Dalalka Talyaaniga iyo Sweden ee Soomaaliya uga Warbixinaya baahiyaha horumarineed ee dhanka bulshada ka jira deegaanada Hirshabeelle.

Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa kusii jeeda wafdi ka socda Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta oo ay kamid yihiin Safiirada Dalalka Talyaaniga iyo Sweden, kuwaasi oo saacadaha soo socda halkaas tegi doona.

Hoos ka Akhriso Magacyada Guddiga la magacaabay.

 

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories