HomeWararMadaxweyne Saciid Deni oo Amar cusub dul-dhigay Hay'addaha Puntland

Madaxweyne Saciid Deni oo Amar cusub dul-dhigay Hay’addaha Puntland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Amar cusub oo ku socda dhammaan Golihiisa Wasiirada, Hay’addaha kala duwan ee Madaxa banaan iyo Guddoomiyeyaasha Gobolada iyo kuwa degmooyinka Maamulka. Wareegto kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne Deni ayaa waxaa Hay’addaha Puntland uu ku faray inay si buuxa u dhaqan-geliyaan Adeegsiga Afka Soomaaliga, isla markaana loo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Amar cusub oo ku socda dhammaan Golihiisa Wasiirada, Hay’addaha kala duwan ee Madaxa banaan iyo Guddoomiyeyaasha Gobolada iyo kuwa degmooyinka Maamulka.

Wareegto kasoo baxay Xafiiska Madaxweyne Deni ayaa waxaa Hay’addaha Puntland uu ku faray inay si buuxa u dhaqan-geliyaan Adeegsiga Afka Soomaaliga, isla markaana loo isticmaalo Qoraalada loo gudbinayo Bulshada.

- Advertisement -

Deni ayaa wareegtada ku caddeeyay in Adeegsiga Afka Soomaaliga loo isticmaalayo Qoraalada Xafiisyada, boorarka Shirkaddaha iyo farriimaha la gudbinayo , iyadoona amarkaas uu ku socdo Wasaaraddaha Hay’addaha kala iyo Guddoomiyeyaasha Gobolada iyo kuwa degmooyinka.

Ugu dambeyn Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in ay waajib tahay dhaqan-gelinta sharciga Ilaalinta Af-Soomaaliga, isla markaana muhiim ay tahay in la fuliyo amarka lasoo saaray.

Hoos ka Akhriso Wareegtada uu soo saaray Saciid Deni.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts