HomeWararFaah Faahin:-Haweeney ka tirsan Maamul Degmo oo lagu dilay Muqdisho

Faah Faahin:-Haweeney ka tirsan Maamul Degmo oo lagu dilay Muqdisho

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Dabley hubeysan ayaa saakay gudaha degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ku dilay Haweeney la sheegay inay la shaqeyneysay Maamulka degmadaas, waxaana laga helayaa faah faahino dheeraad ah. Rag watay Bastoolad ayaa la sheegay inay dileen Haweeneyda oo magaceeda lagu soo gaabiyay Suldaano, isla markaana waxaa goobta si deg deg ah uga baxsaday dadkii ka dambeeyay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dabley hubeysan ayaa saakay gudaha degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ku dilay Haweeney la sheegay inay la shaqeyneysay Maamulka degmadaas, waxaana laga helayaa faah faahino dheeraad ah.

Rag watay Bastoolad ayaa la sheegay inay dileen Haweeneyda oo magaceeda lagu soo gaabiyay Suldaano, isla markaana waxaa goobta si deg deg ah uga baxsaday dadkii ka dambeeyay falkaas dhacay.

- Advertisement -

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Haweeneyda ay sigaar ah uga tirsaneyd Guddiga khilaafaadka Maxkamadda degmada Kaaraan ee Gobalka Banaadir, mana jiro weli wax hadal ah oo kasoo baxay Maamulka degmada.

Xalay aheyd markii kooxo ku hubeysnaa Bastoolado ay agagaarka Aargada Deyniile ku dileen Guddoomiyihii Waaxda Kurdamac ee Deyniile oo lagu magacaabi jiray Cabdi Cabdulle Cismaan (Cabdi Juge).

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka oo ku sugnaa meel ku dhow goobta uu dilka ka dhacay ayaa gacanta ku dhigay mid kamid ah raggii dilay Cabdi Juge isaga oo dhaawac ah, kadib markii Ciidanka ay Ninka rasaas ku fureen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts