HomeWararQaban-qaabada xuska maalmaha xorriyadda oo ka socota dalka

Qaban-qaabada xuska maalmaha xorriyadda oo ka socota dalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xuska toddobaadka maalmaha xorriyadda ayaa si weyn looga dareemayaa guud ahaan dalka guddiga qaban-qaabada xuska todobaadka maalmaha xorriyadda ee uu magacaabay ayaa wada diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee Xuska toddobaadka. Suuqyada magaalooyinka waaweyn ayaa laga dareemayaa saxmada maalmaha xorriyadda sidoo kale wadooyinka ayaa lagu arkayaa sameecadaha iyo shaashadaha lagala socon doono xafladdaha xuska toddobaadka maalmaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -
Xuska toddobaadka maalmaha xorriyadda ayaa si weyn looga dareemayaa guud ahaan dalka guddiga qaban-qaabada xuska todobaadka maalmaha xorriyadda ee uu magacaabay ayaa wada diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee Xuska toddobaadka.
Suuqyada magaalooyinka waaweyn ayaa laga dareemayaa saxmada maalmaha xorriyadda sidoo kale wadooyinka ayaa lagu arkayaa sameecadaha iyo shaashadaha lagala socon doono xafladdaha xuska toddobaadka maalmaha xorriyadda, xarumaha muhiimka ah sidoo kale wadooyinka waaweyn ayaa lagu arkayaa calanka Soomaaliya oo si farshaxamaysan loogu sawiray goobaha qaarna la dul suray.
Toddobaadka maalmaha xorriyadda Soomaaliya ayaa ka bilowda 26-kii June 1960 oo goboladii waqooyiga ka hoos baxeen xukunka maxmiyadii Boqortooyadda ingiriiska, ka dib markii halgan xornimo u dirir boqortoyadu kala kulantay shacabka deeganadaas oo uu hormuud u ahaa xisbi Siyaasadeedkii ugu horeeyey oo la Aasaasay dhulka Soomaalida sanadii 1935 ee SNL.
Sidoo kale gobolada koonfurta ay xorriyadooda ka qaateen 1-Julay 1960, Gumaystihiii Talyaaniga, dalka Jabuuti yahay goobtii ugu dambaysay ee dhul Soomaaliyeed xorriyad qaadata iyadoo maalinta 27-June 1977 xorriyadooda ka qaatay Gumaystihii Faransiiska.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts