HomeWararCali Guudlaawe oo gaaray Turkiga iyo ujeedka socdaalkiisa oo la shaaciyay

Cali Guudlaawe oo gaaray Turkiga iyo ujeedka socdaalkiisa oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wafdigan oo uu hoggaaminayay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa booqasho rasmi ah ku gaaray magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga. Xubnaha wafdiga waxaa kamid Xildhibaan Cabduqaadir Caraboow oo ka tirsan Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana si diirran loogu soo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha caalamiga ee Istanbul Soo dhaweynta Madaxweynaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdigan oo uu hoggaaminayay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa booqasho rasmi ah ku gaaray magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga.

Xubnaha wafdiga waxaa kamid Xildhibaan Cabduqaadir Caraboow oo ka tirsan Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxaana si diirran loogu soo dhaweeyay garoonka Diyaaradaha caalamiga ee Istanbul

- Advertisement -

Soo dhaweynta Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe ayaa waxaa ka qeybqaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Istanbul, Ganacsato, haween, Dhallinyaro iyo qeybaha bulshada.

Cali Guudlaawe oo warbaahinta la hadlay ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta loogu sameeyay magaalada Istanbul, isagoo inta uu joogo dalka Turkiga uu kulamo la qaadan doona mas’uuliyiinta dalka Turkiga iyo Jaaliyadda Hirshabeelle ku nool magaalada Istanbul.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts