HomeWararNorway oo Soomaaliya ka caawinaysa dhaqaalaha Doorashooyinka

Norway oo Soomaaliya ka caawinaysa dhaqaalaha Doorashooyinka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle, ayaa maanta la kulmay safiirka Dawladda Norway ee Soomaaliya Elin Rognlie, waxayna ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ku saabsan xiriirka labada dal. Wasiir Beyle iyo Danjire Elin Rognlie ayaa si gaar ah uga wada hadlay dib-u-habeynta Maaliyadda, xoojinta Dowlad-Wanaagga iyo dhaqaalaha Doorashooyinka dalka. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Ducaalle Beyle, ayaa maanta la kulmay safiirka Dawladda Norway ee Soomaaliya Elin Rognlie, waxayna ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ku saabsan xiriirka labada dal.

Wasiir Beyle iyo Danjire Elin Rognlie ayaa si gaar ah uga wada hadlay dib-u-habeynta Maaliyadda, xoojinta Dowlad-Wanaagga iyo dhaqaalaha Doorashooyinka dalka.

- Advertisement -

“Waxaa sharaf ii ah in aan maanta kulan muhiim ah la qaatay Safiirka Dowladda Norway ee Soomaaliya H.E. Elin Rognlie oo aan ka wadahadlanay arrimo ay ka mid yihiin dib-u-habeynta Maaliyadda, xoojinta Dowlad-Wanaagga iyo dhaqaalaha Doorashooyinka dalka, Norway waa mid ka mid ah Saaxiibada ugu wanaagsan ee Soomaaliya , waxa ayna qeyb muhim ah ka qaadatay geedi socodka dib-u-habeynta Maaliyadda Soomaaliya” ayuu yiri Wasiir Beyle.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts