HomeWararSiyaasiyiinta Gobolada Waqooyi oo walaac ka muujiyay faragelin uu wado Farmaajo 

Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi oo walaac ka muujiyay faragelin uu wado Farmaajo 

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Golaha Siyaasiyiinta Somaliland ayaa walaac ka muujinaya faragelinta qaawan ee Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ku hayo dib u habeynta iyo magacaabista guud ahaan guddiyada doorashooyinka, gaar ahaan kuwa u xilsaaran doorashada kuraasta Somaliland. War-saxaafadeed kasoo baxay Golaha Siyaasiyiinta ayaa lagu sheegay inay u caddaatay in Madaxweyne Farmaajo uu si toos ah u soo farageliyay howshii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Siyaasiyiinta Somaliland ayaa walaac ka muujinaya faragelinta qaawan ee Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ku hayo dib u habeynta iyo magacaabista guud ahaan guddiyada doorashooyinka, gaar ahaan kuwa u xilsaaran doorashada kuraasta Somaliland.

War-saxaafadeed kasoo baxay Golaha Siyaasiyiinta ayaa lagu sheegay inay u caddaatay in Madaxweyne Farmaajo uu si toos ah u soo farageliyay howshii Guddiga Xukuumadda u xilsaartay kala saarida xubnaha Guddiyada doorashooyinka ee cabashada laga keenay.

- Advertisement -

Golaha ayaa Farmaajo ku eedeeyay in Guddiga Wasiirada uu ku amray inay dib u soo celiyaan xubno shaqaale dowladeed oo horey looga saaray Liiska Guddiga doorashada Somaliland, iyagoona xusay inuu kamid yahay Khadar Xariir Xuseen.

Golaha Siyaasiyiinta Somaliland ayaa sheegay in Madaxweynaha uu dadaal weyn ugu jiro inuu gacantiisa kusoo qorto 5-tii xubnood oo aheyd in Xukuumadda xilgaarssinta kusoo darto Guddiyada doorashada iyo Guddiyada xalinta khilaafaadka.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayey Golaha Siyaasiyiinta Somaliland ugu baaqeen inuu joojiyo faragelinta uu Madaxweyne Farmaajo ku haayo dib u habeynta iyo magacaabista xubnaha kamid noqonaya Guddiyada doorashada ee Somaliland.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka Golaha Siyaasiyiinta Somaliland.

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts