HomeWararXafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo Farriin culus u diray Madaxweynaha Galmudug

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo Farriin culus u diray Madaxweynaha Galmudug

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Liiska wax ka baddelka Guddiyada Doorashooyinka ee uu Magacaabay RW Rooble ayaa la sheegay in howlahoodu ilaa hadda ay u xayiran yihiin liiska xubnaha Galmudug, kuwaasi oo ilaa hadda aysan soo gudbin maamulkaasi, waxaana laga sugayay muddo todobaad ah.   Afhayeenka Xukuumadda Xilgaarsiinta Mohamed Ibrahim Moalimuu oo qoraal soo saaray ayaa sheegay in inta badan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Liiska wax ka baddelka Guddiyada Doorashooyinka ee uu Magacaabay RW Rooble ayaa la sheegay in howlahoodu ilaa hadda ay u xayiran yihiin liiska xubnaha Galmudug, kuwaasi oo ilaa hadda aysan soo gudbin maamulkaasi, waxaana laga sugayay muddo todobaad ah.

 

- Advertisement -

Afhayeenka Xukuumadda Xilgaarsiinta Mohamed Ibrahim Moalimuu oo qoraal soo saaray ayaa sheegay in inta badan Dolwad Goboleedyada dalka ay u soo gidbiyeen Ra’iisul Wasaaraha liiska wax ka baddelka Guddiyada Doorashooyinka ee dib loo eegay. Waxaa weli laga war dhowrayaa Dowlad Goboleedka Galmudug oo ah Dowlad Goboleedka kaliya ee aan weli soo gudbin xubnihii laga sugayay.

Waxaa uu inta kud aray in Ra’iisul Wasaare Rooble iyo guddiga heer Wasiir ee uu magacaabay ka codsanayaan Madaxweyne Ahmed Cabdi Kaariye inuu si dhaqso ah u soo gudbiyo liiska xubnaha Galmudug ee laga sugayo muddada todobaadka ah.

 

- Advertisement -

“Dowlad-goboleedyada inta badan wey u soo gudbiyeen Ra’iisul Wasaaraha liiska wax ka baddelka Guddiyada Doorashooyinka ee dib loo eegay. Waxaa weli laga war dhowrayaa Dowlad Goboleedka Galmudug oo ah Dowlad Goboleedka kaliya ee aan weli soo dirin.
Maadaama waqtigu uu soconayo, shacabka Soomaaliyeedna ay doonayaan in la dardargaliyo howlaha hirgalinta doorashooyinka ayaa Ra’iisul Wasaare Rooble iyo guddiga heer Wasiir ee uu magacaabay waxa ay ka codsanayaan Madaxweyne Ahmed Cabdi Kaariye inuu si dhaqso ah u soo gudbiyo liiska xubnaha Galmudug ee laga sugayo muddada todobaadka ah” ayuu yiri Afhayeenka Xukuumaddu Mohamed Ibrahim Moalimuu

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts