HomeWararRW Rooble oo Agaasime cusub u magacaabay Wasaaradda Warfaafinta

RW Rooble oo Agaasime cusub u magacaabay Wasaaradda Warfaafinta

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka qaadis ku sameeyay Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, isagoo mid cusub u magacaabay. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa xilka Agaasimaha cusub Wasaaradda Warfaafinta loogu magacaabay inuu noqdo Cabdullaahi Maxamed Xayir oo horey u soo noqday Agaasimaha Wasaaradda Ganacsiga. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka qaadis ku sameeyay Agaasimihii Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, isagoo mid cusub u magacaabay.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa xilka Agaasimaha cusub Wasaaradda Warfaafinta loogu magacaabay inuu noqdo Cabdullaahi Maxamed Xayir oo horey u soo noqday Agaasimaha Wasaaradda Ganacsiga.

- Advertisement -

Agaasime Cabdullaahi Maxamed Xayir ayaa bedelaya Agaasimihii xilka qaadista lagu sameeyay Cabdinaasir Xuseen Xasan, waxaana Agaasimaha la faray inuu guto waajibaadkiisa shaqo ee loo idmaday.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhawaan soo saaray Go’aan uu xilalka magacaabista uga joojiyay Golihiisa Wasiirada ee Xukuumadda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts