HomeWararCiidanka Booliska oo gacanta ku dhigay Nin Dhawaan Xaaskiisii ku dilay Muqdisho

Ciidanka Booliska oo gacanta ku dhigay Nin Dhawaan Xaaskiisii ku dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan eedeysane Bashiir Cabdi Xasan, oo horay xaaskiisii Salaado Faarax Cali ugu dilay Degmada Wartanabada ee Gobolka Banaadir 4tii- June- 202. Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in hadda eedeysane Bashiir uu ku jiro Gacanta Booliska, kaasi oo la sheegay in ay ku raad joogeen tan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay gacanta ku hayaan eedeysane Bashiir Cabdi Xasan, oo horay xaaskiisii Salaado Faarax Cali ugu dilay Degmada Wartanabada ee Gobolka Banaadir 4tii- June- 202.

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegay in hadda eedeysane Bashiir uu ku jiro Gacanta Booliska, kaasi oo la sheegay in ay ku raad joogeen tan iyo markii uu dhacay falkii uu ku dilay Xaaskiisii Marxuumad Salaado Faarax Cali.

- Advertisement -

 

War goordhaw kasoo baxay taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu yiri”Eedeysanaha oo aan horay u baahinay in lagu magacaabo Bashiir Cali Jaamac. laakiin, aan ogaanay in magaciisa runta ah uu yahay Bashiir Cabdi Xasan, eedeysanuhu wuxuu wajahidoonaa Cadaalada, hadii alle idmo”

Labo habeen ka hor ayay ahayd markii Degmada Wartanabadda gaar ahaan xaafadda Geedjacayl ay ka dhacday dhacdo aad u xanuun badan oo bulshadu ay aad uga naxday, kadib markii Eedeysanahaan oo lagu Magacaabo Bashiir Cabdi Xasan uu dilay Xaaskiisii oo lagu Magacaabi jiray Salaado Faarax Cali.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts