HomeWararMadaxweynaha Hirshabeelle oo dib ugu laabtay Magaalada Jowhar

Madaxweynaha Hirshabeelle oo dib ugu laabtay Magaalada Jowhar

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka. Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo wafdigiisa ayaa waxaa Jowhar kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Faal, Wasiiro, Xildhibaano iyo dad kale oo shacab ahaa. Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa Caasimadda dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Muqdisho ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka.

Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo wafdigiisa ayaa waxaa Jowhar kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Axmed Faal, Wasiiro, Xildhibaano iyo dad kale oo shacab ahaa.

- Advertisement -

Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa Caasimadda dalka ee Muqdisho uga qeyb galay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ay heshiis uga gaareen khilaafkii ka taagnaa doorashada dhaceysa.

Sidoo kale inta uu ku sugnaa Magaalada, Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa waxa uu kulan la qaatay Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha iyo xubno ka tirsan Beesha Caalamka, iyagoona ka wada hadlay Arrimaha doorashada dalka.

Cali Guudlaawe ayaa kulankii ugu dambeeyay Muqdisho kula qaatay Safiirka dalka Itoobiya ee Soomaaliya Cabdifitaax Cabdullaahi Xasan, isla markaana waxaa ay ka wada hadleen Amniga gaar ahaan xoojinta howlgalada la dagaalanka Al-shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts