HomeWararCabdi Xaashi oo magacaabay Guddiyada Doorashada ee kuraasta Somaliland

Cabdi Xaashi oo magacaabay Guddiyada Doorashada ee kuraasta Somaliland

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay xubnaha Guddiyada doorashooyinka kuraasta Xildhibaanada Gobolada Waqooyi ee (Somaliland). Wareegto uu soo saaray Guddoomiye Cabdi Xaashi ayuu ku magacaabay labada Guddi ee doorashooyinka iyo kuwa xalinta khilaafaadka ee Kuraasta Somaliland, kuwaasi oo ka kooban 6-xubnood ee loo qoondeeyay. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabay xubnaha Guddiyada doorashooyinka kuraasta Xildhibaanada Gobolada Waqooyi ee (Somaliland).

Wareegto uu soo saaray Guddoomiye Cabdi Xaashi ayuu ku magacaabay labada Guddi ee doorashooyinka iyo kuwa xalinta khilaafaadka ee Kuraasta Somaliland, kuwaasi oo ka kooban 6-xubnood ee loo qoondeeyay.

- Advertisement -

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu shaaciyay in Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi uu xubnihii laga sugayay u soo gudbiyay Xafiiska Rooble.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Guuleed ayaa isna laga sugayaa inuu soo magacaabo 6-xubnood oo kamid ah noqonaya Guddiyada doorashooyinka Xildhibaanada labada Aqal ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ee (Somaliland).

Hoos ka Akhriso Magcyada Guddiga uu magacaabay Guddoomiye Cabdi Xaashi.

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts