HomeWararMasar oo ka hor-timid qorshe Itoobiya ay ku dhisan doonto Biyo-xireen

Masar oo ka hor-timid qorshe Itoobiya ay ku dhisan doonto Biyo-xireen

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Dowladda Masar ayaa waxaa ay si kulul u cambaaraysay hadalkii uu RW Ethiopia, Abiy Ahmed ku sheegay inay in ka badan 100 Biyo-xireeno waa weyn iyo kuwo yaryar ka dhisi doono dalkiisa. Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Masar ayaa lagu sheegay inay Ethiopia weli muujinayo Daacad-xumo, kuna xadgudbayso Xeerarka Caalamiga. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Masar ayaa waxaa ay si kulul u cambaaraysay hadalkii uu RW Ethiopia, Abiy Ahmed ku sheegay inay in ka badan 100 Biyo-xireeno waa weyn iyo kuwo yaryar ka dhisi doono dalkiisa.

Hadal-qoraal oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Masar ayaa lagu sheegay inay Ethiopia weli muujinayo Daacad-xumo, kuna xadgudbayso Xeerarka Caalamiga.

- Advertisement -

Masar waxay kaloo sheegtay inay had iyo jeer aqoonsan yihiin Xuquuqda ay dhamaan dalalka ku xeeran Webiga Niil inay Mashaariic Biyo dhistaan, balse waa in marka hore La-tashiyo iyo Heshiis lala gaaro dalalka ay waxyeelladdu ka soo gaari karto.

RW Ethiopia, Abiy Ahmed waxa uu sheegay inay Dhismaha in ka badan 100 Biyo-xireen bilaabi doonaan sanad-maaliyadeedka soo socda, wuxuuna hoosta ka xariiqay in Qorshahaasi yahay Xeelladda keliya ee looga hortagi karo waxa uu ugu yeeray Quwdaha shisheeye ee Caddowga ku ah dalkiisa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts