HomeWararMidowga Afrika oo War kasoo saaray weerarkii Israa'iil ee Masjidka Al-Aqsa

Midowga Afrika oo War kasoo saaray weerarkii Israa’iil ee Masjidka Al-Aqsa

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ayaa cambaareeyay duqeymaha ay Israa’iil ka fulisay marinka Qaza iyo ‘weerarka ay Israa’iil ku qaaday’ dad ku cibaadeysanayay masaajidka Al Aqsa. Muusa Faki Mahamat wuxuu sheegay in howlagallada ciidamada Israa’iil iyo in dadka Falastiiniyiinta si qasab ah looga raro guryahooda ay kasoo horjeeddo xeerarka caalamiga. “Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ayaa cambaareynayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ayaa cambaareeyay duqeymaha ay Israa’iil ka fulisay marinka Qaza iyo ‘weerarka ay Israa’iil ku qaaday’ dad ku cibaadeysanayay masaajidka Al Aqsa.

Muusa Faki Mahamat wuxuu sheegay in howlagallada ciidamada Israa’iil iyo in dadka Falastiiniyiinta si qasab ah looga raro guryahooda ay kasoo horjeeddo xeerarka caalamiga.

- Advertisement -

“Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika ayaa cambaareynayaa duqeymaha laga geystay marinka Qaza oo ay ku dhinteen in ka badan 21 qof oo Falastiini ah iyo weerarka ay ciidamada Israa’iil ku qaadeen dadkii ku cibaadeysanayay masaajidka Al Aqsa oo ay ku dhaawacmeen dad gaarayo 300 xilliga bisha Ramadaan” ayaa lagu sheegay bayaan kasoo baxay Midowga Afrika.

Xamaas ayaa sheegtay inay gantaalo ku garaacday Tel Aviv iyo hareeraheeda si ay uga jawaab celiso “bartilmaameedsigii cadowga”

Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in ay bartilmaameedsanayaan mintidiinta ku sugan Qaza iyaga oo ka jawaabaya weerarradii hore ee gantaalada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts