HomeWararMaxay ka wada hadleen Madaxweynaha Galmudug iyo Beesha Caalamka?

Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Galmudug iyo Beesha Caalamka?

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta ka qeyb galay shir ay ku casuumeen qaar ka mid ah saaxiibada Beesha caalamka ee Soomaaliya. Kulanka u dhexmaray Mdaxweyne Axmed Qorqoor iyo Wakiilada Beesha Caalamka sida Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo IGAD ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka. Sidoo kale […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta ka qeyb galay shir ay ku casuumeen qaar ka mid ah saaxiibada Beesha caalamka ee Soomaaliya.

Kulanka u dhexmaray Mdaxweyne Axmed Qorqoor iyo Wakiilada Beesha Caalamka sida Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo IGAD ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka.

- Advertisement -

Sidoo kale kulanka ayaa waxaa looga arrinsaday khilaafka ka taagan qabsoomida doorashada dalka ka dhaceysa oo weli Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada aysan heshiis rasmi ah ka gaarin.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor iyo  Wakiilada Beesha Caalamka ayaa waxaa kaloo isla soo hadal qaadeen qabsoomidda Shirka Wadatashiga Qaranka ee lagu balansan yahay inuu 20-ka May 2021ka dhaco Magaalada Muqdisho.

Beesha Caalamka ayaa wada dadaalo xoogan oo ay ku dooneyso in Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleeyada ay heshiis rasmi ah uga gaaran khilaafka hareeyay doorashada Soomaaliya..

Latest stories