HomeWararKulan Maanta laga yeeshay sugida Amniga Puntland ee maalmaha Ciida

Kulan Maanta laga yeeshay sugida Amniga Puntland ee maalmaha Ciida

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Ku-simaha Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Axmed Cimi Cismaan Karaash, ayaa Maanta Shir-guddoomiyay kulan ku saabsan Amniga guud deegaanada Maamulka. Kulanka ayaa inta uu socda waxaa sigaar ah diirada loogu saaray xoojinta xiriirka wadashaqeyn e dhexeeysa laamaha amniga iyo dardargelinta qorsheyaasha amni ee  maalmaha Ciida. Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Axmed Cimi Cismaan Karaash […]

- Advertisement -

Ku-simaha Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland ahna Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Axmed Cimi Cismaan Karaash, ayaa Maanta Shir-guddoomiyay kulan ku saabsan Amniga guud deegaanada Maamulka.

Kulanka ayaa inta uu socda waxaa sigaar ah diirada loogu saaray xoojinta xiriirka wadashaqeyn e dhexeeysa laamaha amniga iyo dardargelinta qorsheyaasha amni ee  maalmaha Ciida.

- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Axmed Cimi Cismaan Karaash ayaa Warbixino kala duwan oo la xiriira dhinaca amniga ka dhageystay Taliyeyaasha Ciidamada dowlad Goboleedka Puntland ee ka qeyb galay kulanka.

Axmed Karaasha ayaa laamaha amniga qeybahooda kala duwan ee Magaalooyinka Puntland faray inay dardar-geliyaan sugida amniga maalmaha lagu guda jiro Ciiddul Fitriga oo maalmo kooban naga xigaan.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Wasaaradda Cadaaladda, Taliyeyaasha Ciidamada Daraawiishta iyo Booliska, Maamulka Gobolka Nugaal, Kan degmada Garoowe iyo Saraakiil Madaxtooyo

Latest stories