HomeWararMadaxweyne Lafta-gareen oo farriin u diray Hay”addaha Garsoorka Koonfur Galbeed

Madaxweyne Lafta-gareen oo farriin u diray Hay”addaha Garsoorka Koonfur Galbeed

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda kulan kula qaatay Hay”addaha kala duwan ee Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo warbixin guud looga dhagaystay sida ay ugu shaqeeyaan bulshada reer koonfur galbeed waxaa shirka qeyb ka ahaa gudoomiyaha maxkamadda sare koonfur galbeed  Dr Axmed Cali Muuse iyo Wasiir ku xigeenka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda kulan kula qaatay Hay”addaha kala duwan ee Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo warbixin guud looga dhagaystay sida ay ugu shaqeeyaan bulshada reer koonfur galbeed waxaa shirka qeyb ka ahaa gudoomiyaha maxkamadda sare koonfur galbeed  Dr Axmed Cali Muuse iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda cadaaladda Kgs Cabduwahaab Cabduulahi iyo dhamaan Hay”addaha Garsoorka Koonfur galbeed.

Madaxweyne Cabdicasiis ayaa kulankan is xogwareysiga ku amaanay labadii sano ee ugu dambeysay adeegyada garsoorka iyo sida ay u qaataan go’aamadda dhabta ah, Sidoo kale wuxuu madaxweynaha uu la wadaagay in sida ugu dhaqsiyaha badan laga hirgelin doono garsooryaasha degmooyinka dhiman si bulshada ay u haleen adeeg garsoor.

- Advertisement -

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa Hay”addaha Garsoorka kula dardaarmay inay ka shaqeeyaan sidii bulshada reer koonfur galbeed loogu cadaalad fali lahaa ayna cadaalad dhab u helaan taas oo ay sababeyso in bulshada ay ku dhiiradaan garsooorka.

Latest stories