HomeWararDowladda oo ka hadashay geerida ku timid fannaan Cabdi Qaboojiye 

Dowladda oo ka hadashay geerida ku timid fannaan Cabdi Qaboojiye 

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdi Jaamac Caabi “Cabdi Qaboojiye”  oo ka mid ahaa Fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku Geeriyooday Magaalada Oslo ee Dalka Norway. Alle ha u naxariistee Cabdi Jaamac Caabi “Cabdi Qaboojiye”   ayaa u geeriyooday Cudurka Covid-19 oo uu maalmahan la xanuunsanayey. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ayaa ugu tacsiyeeyey Shacabka Soomaaliyeed , asxaabtii iyo qaraabadii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Alle ha u naxariistee Marxuum Cabdi Jaamac Caabi “Cabdi Qaboojiye”  oo ka mid ahaa Fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa ku Geeriyooday Magaalada Oslo ee Dalka Norway.

Alle ha u naxariistee Cabdi Jaamac Caabi “Cabdi Qaboojiye”   ayaa u geeriyooday Cudurka Covid-19 oo uu maalmahan la xanuunsanayey.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ayaa ugu tacsiyeeyey Shacabka Soomaaliyeed , asxaabtii iyo qaraabadii uu ka baxay Fanaanka , isagoo marxuumkana rabi uga baryey naxariistii jano.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts