HomeWararRW Rooble oo kulan gaar ah la qaatay Ergayga Cusub ee Qatar

RW Rooble oo kulan gaar ah la qaatay Ergayga Cusub ee Qatar

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee  wasiirka arrimaha dibadda Qatar u qaabilsan dhexdhexaadinta iyo la dagaallanka waxa ay ugu yaraan argagixisada.

Dr. Mutlaq Al-Qahtani oo shalay soo gaaray Muqdisho iyo Ra’iisul Wasaare Mxamed Xuseen Rooble ayaa  Waxa ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka labada dal, la dagaallanka argagixisada iyo Arrimaha  doorashooyinka dalka.

- Advertisement -

Dowladda Qatar ayaa dooneysa inay Beesha Caalamka iyo siyaasiyiinta Soomaalida u muujiso in aysan taageero u heyn Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, loona arko inay dhex dhexaad tahay.

Latest stories