HomeWararGolaha Shacabka oo beeniyay in kulanka sabtida xilka looga qaadayo RW Rooble

Golaha Shacabka oo beeniyay in kulanka sabtida xilka looga qaadayo RW Rooble

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ee waqtigoodu dhammaaday ayaa beeniyay wararka baraha bulshada la isla dhex marayay ee ah in uu jiro qorshe Xilka looga qaaday Ra’isal wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Qoraal soo saaray Xoghayaha Golaha Shacabka ayaa waxaa uu ku beeniyay wararka la faafiyay ee ku aadan inuu jiro Mooshin xilka looga qaadayo Rooble […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ee waqtigoodu dhammaaday ayaa beeniyay wararka baraha bulshada la isla dhex marayay ee ah in uu jiro qorshe Xilka looga qaaday Ra’isal wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Qoraal soo saaray Xoghayaha Golaha Shacabka ayaa waxaa uu ku beeniyay wararka la faafiyay ee ku aadan inuu jiro Mooshin xilka looga qaadayo Rooble ee kulanka sabtida.

- Advertisement -

“Waxan Umadda Soomaliyeed uga digayna in ay Ka fogaadan Wararkaas Been abuurka ah,” ayaa lagu yiri qoral la soo dhigay barta Facebook ee Golaha Shacabka Soomaaliya.

“U Jeedada Kulanka wuxuu yahay In Maalin Sabtiga, 1 May, uu Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu hor imaan doono Mudanayaasha Golaha Shacabka’,’ waxaa sidaas sheegay Cabdikarim xaaji Buux oo ah Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka BJFS.

Senatar Cabdi Qeybdiid ayaa shir jaraa’id uu ku qabtay Hotelka Jazeera waxaa uu Guddoonka Golaha Shacabka iyo Xildhibaannada kaga digay inay qaataan go’aamo waxyeeleyn kara tallaabadii Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle ee ay ku diideen muddo kororsigii, kuna baaqeen doorasho aas aaskeedu yahay heshiiskii 17 September.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts