HomeWararCiidamada Puntland iyo Galmudug oo xalay Howlgal wadajir ah fuliyay

Ciidamada Puntland iyo Galmudug oo xalay Howlgal wadajir ah fuliyay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidamada Booliska maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa saacadihi lasoo dhaafay howlgal ballaaran ka sameeyay Waqooyiga iyo Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Goboka Mudug. Ciidamada Booliska labada maamul ayaa sigaar ah baaritaano ugu sameeynayay goobo bartilmaameed u ahaa, sidoo kalena su’aalo la xiriira dhinaca amniga weydiinayay dadka shacabka gaar ahaan dhalinyarada. Howlgalkaan oo ay hoggaaminayeen Taliye […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Booliska maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa saacadihi lasoo dhaafay howlgal ballaaran ka sameeyay Waqooyiga iyo Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Goboka Mudug.

Ciidamada Booliska labada maamul ayaa sigaar ah baaritaano ugu sameeynayay goobo bartilmaameed u ahaa, sidoo kalena su’aalo la xiriira dhinaca amniga weydiinayay dadka shacabka gaar ahaan dhalinyarada.

- Advertisement -

Howlgalkaan oo ay hoggaaminayeen Taliye ku-xigeenada qeybta Booliska Gobolka Mudug ee Galmudug iyo Puntland G/Le Maxamed Xasan Warsame san jeex ayaa waxaa uu ujeedkiisu ahaa xaqiijinta amniga Magaalada.

Sidoo kale Saraakiisha Ciidamada Booliska labada maamul ayaa waxaa ay sheegeen in la doonayay sidii looga hortegi lahaa falalka amni darro ee lagu dhibaateeyo shacabka ee xiliyada qaarkood ka dhaca Waqooyiga iyo Koonfurta Gaalkacyo.

Saraakiisha ayaa ugu baaqay shacabka kunool Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland inay la shaqeeyaan Ciidanka Booliska, si looga hortego amni darro halkaas ka dhacda, maadaama lagu jiro Bisha barakeysan ee Ramadaan.

- Advertisement -

Magaalada Gaalkacyo oo ay labada dhinac ka kala maamulan Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa dhowr jeer oo horey uga dhacay weeraro kala duwan iyo dilal qorsheysan, waxaana falalkaas inta badan Mas’uuliyooda sheegtay Al-shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts