HomeWararCiidanka Hirshabeelle oo gacanta ku dhigay Nin Bam Gacmeed tuuray

Ciidanka Hirshabeelle oo gacanta ku dhigay Nin Bam Gacmeed tuuray

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Ciidanka Booliska dowlad Goboeedka Hirshabelle ayaa gacanta ku dhigay Nin hubeysan oo weerar loo adeegsaday Bam gacmeed ku tuuray fariisimo Ciidanka Booliska Maamulkaas ay ku leeyihiin Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle. Ninka weerarka geystay ayaa markii hore isku dayay inuu baxsado, hayeeshee Ciidamo Boolis ah oo ka agdhawaa goobta ayaa qabtay, waxaana uu bambada uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Booliska dowlad Goboeedka Hirshabelle ayaa gacanta ku dhigay Nin hubeysan oo weerar loo adeegsaday Bam gacmeed ku tuuray fariisimo Ciidanka Booliska Maamulkaas ay ku leeyihiin Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

Ninka weerarka geystay ayaa markii hore isku dayay inuu baxsado, hayeeshee Ciidamo Boolis ah oo ka agdhawaa goobta ayaa qabtay, waxaana uu bambada uu ku tuuray Ciidamo ku sugnaa Warshaddii hore Isnaay ee sonkarta ee xaafadda Horseed ee Jowhar.

- Advertisement -

Laamaha amniga Booliska Hirshabeelle ayaa sheegay in Ninka la qabtay haatan uu xiran yahay, isla markaana ay ku socdaan baaritaano kala duwan, ayna markii baaritaanka soo dhammaado sharci la horgeyn doono.

Sidoo kale Saraakiil u hadlay Booliska Maamulka ayaa tilmaamay in Ninka Bam gacmeedka ku tuuray Ciidamada ku sugnaa Warshaddii hore Isnaay ee sonkarta ay warbaahinta u soo Bandhigi doonaan.

Magaalada Jowhar ayaa waxaa marar kala duwan ka dhacay weeraro loo adeegsaday Bam gacmeed oo lagu tuuray fariisimo ay leeyihiin Ciidanka Booliska Hirshabeelle, waxaana weerarada qaarkood ka dhashay khasaaro.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts