HomeWararMadaxweynaha Jubbaland oo Goor dhow Taliye cusub magacaabay

Madaxweynaha Jubbaland oo Goor dhow Taliye cusub magacaabay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta oo sabti ah Taliye cusub u magacaabay Ciidamada Booliska Jubbada Hoose ee Maamulkaas.. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa waxaa xilka Taliyaha Ciidamada Booliska Jubbada Hoose loogu magacaabay inuu noqdo gaashanle Sare Sadiiq Maxamuud dhogor. Madaxweynaha Jubbaland ayaa goorsii horeysay oo Maanta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa Maanta oo sabti ah Taliye cusub u magacaabay Ciidamada Booliska Jubbada Hoose ee Maamulkaas..

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa waxaa xilka Taliyaha Ciidamada Booliska Jubbada Hoose loogu magacaabay inuu noqdo gaashanle Sare Sadiiq Maxamuud dhogor.

- Advertisement -

Madaxweynaha Jubbaland ayaa goorsii horeysay oo Maanta xilalkii ka qaatay Taliyaha  Ciidamada Booliska Maamulkaas, ku-xigeenkiisii iyo Taliyaha guud ee Nabadsugida iyo Sirdoonka ee Jubbaland.

Taliyaha guud Ciidanka Booliska ayaa loo magacaabay G/S Maxamed Cabdi Sheekh, halka ku-xigeenkiisa laga dhigay S/G Maxamed Guuleed Xasan, waxaana Taliyaha Nabadsugida loo magacaabauy Maxamed Axmed Sabriye.

Hoos ka Akhriso Wareegtada magacaabista.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts