HomeWararCiidamada Dowladda oo Maanta sameeyay howlgal qorsheysan

Ciidamada Dowladda oo Maanta sameeyay howlgal qorsheysan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliska ciidanka Guutada 5aad Q-27aad ee ciidanka Dhulka XDS ayaa hawlgalo Burburin ah ka sameeyey degaanada Baar, jaambayrow, iyo caloolacad Magaaladda Baladweyne ee Gobolka Hiiraan. Hawgalkan uu hoggaaminayey Taliyaha Guutada 5ad Q-27aad Ciidanka Dhulka XDS ayaa  ujeedkiisu ahaa Burburinta goobaha ay Al-shabaab kaga sugan yihiin deegaanada howlgalka laga sameeyay, iyadoo Ciidamada ay guri guri u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska ciidanka Guutada 5aad Q-27aad ee ciidanka Dhulka XDS ayaa hawlgalo Burburin ah ka sameeyey degaanada Baar, jaambayrow, iyo caloolacad Magaaladda Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.

Hawgalkan uu hoggaaminayey Taliyaha Guutada 5ad Q-27aad Ciidanka Dhulka XDS ayaa  ujeedkiisu ahaa Burburinta goobaha ay Al-shabaab kaga sugan yihiin deegaanada howlgalka laga sameeyay, iyadoo Ciidamada ay guri guri u baareen deegaanka.

- Advertisement -

Intii lagu guda jiray baaritaanka ciidanku waxay ku guulaysteen in ay burburiyaan goob ay Al-shabaab ku farsamayn jireen walxaha qarxa iyo goob ay ku kaydin jireen dawooyinka, iyagoo ka baxsaday goobta.

Ciidanka Guutada 5-aad Qeybta 27-aad ee  Xoogga Dalka ayaa horey dhowr jeer deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle ka sameeyay howlgalo ka dhan ah Al-shabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts