HomeWararCiidamo ka tirsan Dowladda oo Qarax khasaaro geystay lala beegsaday

Ciidamo ka tirsan Dowladda oo Qarax khasaaro geystay lala beegsaday

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ab ayaa kasoo baxaya Qarax xoogan oo gelinkii dambe ee galabta kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya lagula eegtay wadada xiriirisa Magaalada Jowhar iyo degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Qaraxaas oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa waxaa Ciidamada dowladda lala beegsaday, xili ay socdaal ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ab ayaa kasoo baxaya Qarax xoogan oo gelinkii dambe ee galabta kolonyo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya lagula eegtay wadada xiriirisa Magaalada Jowhar iyo degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Qaraxaas oo ahaa miino nooca dhulka lagu aaso ah ayaa waxaa Ciidamada dowladda lala beegsaday, xili ay socdaal ku marayeen Tuulada Gololeey ee duleedka degmada Balcad, kaasi oo jugtiisa la maqlay.

- Advertisement -

Dad la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa u sheegay in qaraxa uu qabsaday gaari kamid ah kuwa ay wateen Ciidamada, isla markaana waxaa qaraxa ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Inta la xaqiijiyay qaraxa ayaa waxaa ku geeriyooday Sarkaal lagu magacaabi jiray Yaasiin Cabdi Tooxow oo kamid ahaa Ciidamada Milateriga dowladda, halka Askar kale oo la socotay ay dhaawacyo soo gaareen.

Goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa waxaa gaaray Ciidamo kale oo ka tirsan dowladda, kuwaasi oo ka baxay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, isla markaana halkaas kasoo qaaday Meydka Sarkaalka iyo dhaawacyada Askarta.

- Advertisement -

Si kastaba maalmo kahor ayey markii qarax miino duleedka Balcad lagula eegtay gaari ay saarnayeen dad shacab ah oo khasaaro kala duwan geystay, waxaana xusid halkaas dhowr jeer weeraro ka dhacay lagu dilay Saraakiil Ciidan, Mas’uuliyiin iyo dad shacab ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts