HomeWararSomaliland oo walaac ka muujisay Xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya

Somaliland oo walaac ka muujisay Xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Somaliland ayaa war kasoo saartay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya , waxaana ay walaac ka muujisay khilaafka hadda ka dhex taagan dawladda iyo mucaaridka. “Ismari-waagga siyaasaddeed ee maanta jira wuxuu caddeyn u yahay dulmiga, iyo hoggaaminta macangagga ah ee Taliska Farmaajo, oo khatar buuxda ku ah amniga iyo xasiloonida gobolka taasi oo soortogal ah in ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Somaliland ayaa war kasoo saartay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya , waxaana ay walaac ka muujisay khilaafka hadda ka dhex taagan dawladda iyo mucaaridka.
“Ismari-waagga siyaasaddeed ee maanta jira wuxuu caddeyn u yahay dulmiga, iyo hoggaaminta macangagga ah ee Taliska Farmaajo, oo khatar buuxda ku ah amniga iyo xasiloonida gobolka taasi oo soortogal ah in ay Soomaaliya geliso dagaal sokeeye oo hor leh oo laga yaabo in lagu qasbo kumannaan shacab ah in ay u barakacaan dalalka deriska ah oo ay ku jirto Jamhuuriyadda Somaliland” ayaa lagu yiri Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts